Welcome to Christadelphians of Tanzania

Kiristadhelfiyanis (Kalmad laga sameeyey Giriig oo u tagaan “ Walaalayaal Masiixiyiin ah”;cp. Koloshiyanis 1:2- “Walaalayaal Masiixi ah”) waa koox kiristiyaan ah oo ka sameysamey Boqortooyada Ingiriiska iyo Waqooyiga Maraykanka qarnigii 19aad. Magaca waxa sameeyey John Thomas, oo ahaa aasaasihii kooxda. Kiristadhefiyanisku waxay aaminsanaayeen aragti baaybal oo midnimo ah. Kooxda waxa badanaa lagu qayaxaa/sharxaa masiixiyiin yuhuud ah, madaamo ay caqiidooyin iyo rajooyink badan la wadaagaan yuhuuda; gaar ahaan balanqaadkii loo sameeyey Ibrahim, Isaxaaq iyo israa’iil halka ay sidoo kalena aaminsanyihiin in Ciise uu yahay masiixa la balanqaadey.

Inkastoo tirada xubinimada rasmiga ah aan la daabicin, Columbia Encyclopedia waxay bixineysaa qiyaas tiro 50,000 (kontan kun) oo Kiristadhelfiyanis ah, kuwaas oo ku kala firdhay qiyaastii ilaa 120 dal; waxa jira kiniisado la aasaasey ( ama ecclesias sida badanaa loogu yeedho) oo ku yaal in badan oo ka mid wadamadaasi, oo ay la socdaan xubno la go’doomiyey. Tirokoobyo ayaa laga helaa wadamadaas qaarkood.Qiyaasta xarumaha ugu badan ee bulshada Kiristadhelfiyaniska waa sidan soo socota: Boqortoooyada ingiriiska (18,000), Ustareeliya (9,987), Malawi (7,000), Maraykanka (6,500), Moosanbiik (7,500), Canada (3,375), New Zealand (1785), Kenya (1,700), Hindiya (1500), iyo Tanzania (100). Tani waxay tirada ka dhigeysaa ilaa iyo 57,000.

Todays Exhortation

JULY 19

THE CROSS or THE CROWN

Reading: Matthew ch. 20                  

“Rejoice greatly, 0 daughter of Zion: shout, 0 daughter of Jerusalem, behold thy King cometh unto thee; he is just, and having salvation; lowly and riding upon an ass and upon a colt the foal of an ass.” Thus spake the prophet Zechariah. But of the central figure and cause of all this rejoicing it is written in Matthew 20.17—19: “Jesus going up to Jersusalem took the twelve disciples apart in the way, and said unto them, Behold, we go up to Jerusalem: and the Son of man shall be betrayed unto the chief priests and unto the scribes, and they shall condemn him to death, and shall deliver him to the Gentiles to mock and to scourge and to crucify him, and the third day he shall rise again.” Despite such a clear warning of his destiny, the twelve did not understand. Jesus had previously warned them on several occasions, but they dismissed such warnings from their minds, being intent only on his Messiahship and his destiny to reign as King over Israel in Jerusalem. Luke records: “and they understood none of these things; and this saying was hid from them, neither knew they the things which were spoken.” How desperately lonely from human friendship and understanding must Jesus have felt! Only a few more days to live and these,his closest d

More